Skip to main content
/ SeattleChannel.org / Explore Videos / Public Affairs Videos

Public Affairs Videos

Democracy Vouchers - Somali / af Soomaali
Democracy Vouchers Public Service Announcement - Somali / af Soomaali
8/7/20171:40

"Qoraalka Ogaysiiska Adeega Dad waynaha ee la turjumay"

Ma heshay Foojarada amd jeegagga Dimuqraadiyada (Democracy Vouchers)? Haddii aanad helin, weli waad codsan kartaa?

Magaalada Seattle (City of Seattle) waxay siinaysaa dadka deggan Seattle ee u qalma $100 oo ah Foojarada Dimuqraadiyada (Democracy Vouchers). Dadku waxay u isticmaali karaan foojarrada si ay u taageeraan murashaxiinta ka qayb gelaya ee u tartamaya Gollaha Magaalada Seattle ama Qareenka Magaalada.

Haddii aa u qalnto, waa inaad tahay qof degen Seattle, ugu yaraan 18 sano jir ah, oo mid uun  Mudwaadin Maraykan ah, Wadani Maraykan ah, ama qof si sharci ah joogto ugu degen ("qof haysta green card").

Haddii aad tahay cod bixiye diiwaangashan, waxaad hadda ka hor heshay foojaradan.

Ma heli kartid foojaradaada? Ama ma jeclaan lahayd kuwaaga Foojarada Dimuqraadiyada (Democracy Vouchers) oo ku qoran luqaddo kala duwan? Waxaad codsan kartaa beddelka ama ku codso foojarada mid ka mid ah 15 luqaddood ee la heli karo. Nagala soo xidhiidh maanta lambarkan 206-727-8855. Caawimada luqadda waa la heli karaa.

Kumaad siin kartaa foojaradaada? Liiska buuxa ee musharaxiint ka qayb gelaya hadda waa la heli karaa. Booqo seattle.gov/democracyvoucher ama wac (206) 727-8855 oo codso turjubaanka luqaddaada.

7011701-Somali

Public Affairs Topics

Filter by Keyword

Display:
Items per page
Display Format

Seattle Channel

Street Address
Seattle City Hall
600 4th Ave
Floor L1
Seattle, WA 98104
Mailing Address
Seattle Channel, City of Seattle
Seattle City Hall
PO Box 94727
Seattle, WA 98124-4727
Phone: 206-684-8821 (TV21)
contact@seattlechannel.org

Channel 21 on Comcast & Wave; HD Channel 321 on Comcast & 721 on Wave
Viewer Comment Line: 206-684-8821
Email: contact@seattlechannel.org